Let op: om deze website goed te kunnen gebruiken is het noodzakelijk om Cookies aan te zetten. Meer informatie...

GARO CADOWGAAGA

DUULAANKA MASKAXDA

Asmo Khalid

Prijs: € 34,59
Voorraad#stock_type# onbekend
Beschrijving

Buuga Duulaanka Maskaxda, waa buug musalsal ah oo isku xeran. Waa sidii silsilada oo kale. Midba midka kale ayuu kuu sii dhiibayaa. Buugaan aan ku magacaabay GARO CADOWGAAGA. Waxaan si qoto dheer u dul istaagi doonnaa inaan barano cadowgeena. Waa kuma cadowgeena?Ma cadow baan laheyn?Cadow inaga fog miyaa?Mise waa mid ina dhex jooga? Su'aalahaas iyo kuwo ka badan jawaabahooda ayaad buugaan ku ogaan doontaa.Buuga GARO CADOWGAAGA. Waxaad ku ogaan doontaa reer galbeedka cida ay yihiin. Qaabkii ay ku heleen maamulka dunida. Wadadii ay dadka soo marsiiyeen. Sidii ay awoodaan ku heleen, iyo wadankeena waxay maanta ku sameynayaan. Sababta ay cadaankaan qaxooti u qaataan. Sababta ku kaliftay inay umad kale dalalkooda burburiyaan, ka dibna ay mucaawino u geeyaan. Dadkoodane ay dalalkooda kusoo dhaweeyaan, iyagoo qorshe ka weyn damacsan. Sirta iyo dhagarta arinkaas ku duugan ayaad ogaan doontaa. Somalida dalalkooda tagay maxay kala kulmeen dadkaas?Cusbada iyo sokorta waa isku midab, markii kor laga arkaayo.La wareeg xornimadaada. Inta aysan dunida la wareegin. Si aan xaaladeena u fahamno. Waa inaa marka hore tooda baranaa. Taariikhda waa mid soo noqnoqoto.

Productspecificaties
EAN : 9789403748269
Auteur(s) : Asmo Khalid
Taal : English
Onderwerp : Educatieve uitgaven
Thema : Onderwijs
Uitgever : Bookmundo
Verschenen : Juni 2024
Druk : 1
Uitvoering : Hardcover
Conditie : Nieuw
Pagina's : 347
Afmetingen : 241 x 161 x 28 mm
Gewicht : 642 gram
Velden met een * zijn verplicht